Jump to content

Afgaanistan

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 17:53, 9 Febraayo 2013 ee EmausBot (wadahadal | ku darsasho) (r2.7.2+) (Bot: dheeraad min:Afganistan)
kabul
Calanka Afgaanistan
Afqaanistan

Afqaanistan ama Jamuuriyadda islaamiga Afqaanistan (Af-Bashto د افغانستان اسلامي جمهوریت Af-Dari جمهوری اسلامی افغانستا) waa wadan dhul xiran oo ku yaalo koonfurta ama bartamaha Aasiya.Wadankaan waxaa ku badan Buuraha, waxoona xuduud la leeyahay wadamada Bakistaan, Iiraan, Turkmenistan, Tadsjikistan, Usbekistan iyo Shiinaha. Wadankaan caasimadiisa waa Kabul. Magaca afqaanistan waxaa loola jeedaa dhulka afqaanka.abaha woss,dilo, hoyo da was, khanis, sharmodo..

taariikh

Afgaanistaan waxay leedahay taariikh aad iyo aad u dheer. waxa uu wadankani soomaray dagaalo sokeeye oo aad iyo aad u badan.

afgaanistaan waxaa laogyahy in ay tahy sababta koobaad ee keentay in uu burburo Midowga Sofiyet ilaa xiligii uu dhacay Midowga Sofiyet sanadii 1989 waxa afgaanistraan ka bilaabmay dagaalo sokeeye oo aad iyo aad ubadan ilaa hadana ka socda


deegaan ahaan

Deegaanka ay kutaalo afgaanistaan waa dhul buuralay ah waxa ciida afgaanistaan ku yaala buuro aad ubadan afgaanistaan malaha wax dekada anma bada.


magaalooyinka uguwaawayn


jawiga

Afgaanistaan waxa ay leedahay jawi aad iyo aad uxun xiliga jiilaalka oo barafka ayaa aad iyo aad ugada