Jump to content

Lagos

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 14:31, 2 Luuliyo ama Luulyo 2022 ee 70.50.137.137 (wadahadal)
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)
Magaalo xeebeedda Lagos

Lagos, Laagoos Nigeria (ingiriis: Lagos, Carabi: waa magaalo-xeebeed ku taala koonfurta wadanka Nayjeeriya taasi ooy ku nool yihiin dad ka badan 13 milyan. Dadka (Tirakoobka 2015) • Metropolis 23m • Qiyaasta (2018). Magaalada Lagos waa magaalada ugu dadka badan wadanka Nayjeriya, waa magaalada labaad ee ugu koritaanka weyn qaarada Afrika iyo tan todobaad ee ugu xawaaraha dheer xaga fidida iyo koritaanka ee aduunka oo dhan.