Xigashada Sawirka, Reuters Qoraalka sawirka, Bendera ya IranPublished 23 Daqiiqadood ka hor Waqtiga akhriska: 4 daqiiqo Hoggaanka Iran ayaa heshiiska ay la galeen Mareykanka ku tilmaamay guul, maaddaama ay adkeysi u muujiyeen, balse dooddan ma fududa in la aqbalo, gaar ahaan muwaadiniinta Iran. Umadda waxay soo martay marxalad adag, dhaqaalahoodana aad ayuu u saameeyay, halka