Taariikh nololeedkii iyo waayihii siyaasadda ee Cali Cabdullaahi Cosoble Xigashada Sawirka, Khalid Cosoble Cali Cabdullaahi Cosoble, madaxweynihii ugu horreeyay ee dowlad-goboleedka Hirshabeelle, horena u soo noqday wasiir ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya, ayaa xalay ku geeriyooday magalada Qaahira, sida ay BBC u xaqiijiyeen ehelladiisa. Marxuumka ayaa muddooyinkii u